Siilka maxaa uriya dumarka kuwee buu ka uraa

Siilka dumarka mararka qaar wuu uraa, urka siilka wuxuu ka mid yahay waxyaalaha raga ay ka cararaan, hadaba maxaa keena in gabadha siilkeedu uro.

Runtii caadi ahaan naagta siilkeeda waa sida afka oo kale, waxaa jira af aan ur kasoo bixin iyo af ur kasoo baxo.

Urka afka waxaa keenta jirro ka dhalata ciridka ama gudaha caloosha, taas ayaa keenta ur qurrmuun.


Sidoo kale siilka isagana cudur ayaa ku dhaco cudurkaas waxaa laga yaabaa inuu ku kooban yahay cambarka waxaa kaloo dhici karta inuu u gudbo gudaha minka.

Urka gudaha siilka gabadha

Marka hore naagta haddii ay tahay naag aan ku dadaalin nadaafadda oo aan kaadida si fiican iskaga nadiifinin waxaa laga yaabaa in siilka fin ama nabar uga soo baxo nabarkaas wuxuu keenaa inuu siilka uro.

Marka haddii ay isku aragto nabar ama fin waxaa laga rabaa inay nadiifiso oo ay u adeegsato daawooyinka loogu talagalay cudurka nabraha siilka haweenka.

Urka siilka banaanka ka dhasho

Taas waxay u noqonaysaa nadaafadda kore naagaha qaar waxaa laga yaabaa inay hal kastuumo ku joogaan muddo todobaad ah, taasna waxaa ka dhalan karto in cudur ay u keento kastuumada waayo marka naagta ay hoose ka dhididdo dhididka ayaa dhaliyo nabro iyo cunun marka cuncunka cambarka meesha ayuu ka bilaabanayaa, markaas ayuu ku faafayaa faruuryaha siilka iyo dhamaan gudaha cambarka.

Teeda kale shuunka wuxuu keeni karaa isagana dhidid badan iyo cuncun badan, marka gabadha waxaa laga rabaa inay shuunka mar kaste iska xiirto, waliba markay tahay naaga shuun badan leh oo jirkeeda xaad badan leh, dumarka noocaas ah shuunkooda aad buu u badan yahay ilaa wareega duleelka futada ayuu gaaraa sidoo kale ilaa gumaarka ayuu soo gaaraa, waa gabdhaha timaha dhaadheer leh waana kuwa ugu kacsi badan.

Marka shuunka waa inay iska xiirtaa taas ayaa laga rabaa.

Qoyaanka urka badan goormuu soo baxaa

Marka uu siilka bukado oo nabro uu keeno waxaa kasoo baxo qoyaan midab jaalle ama cagaar ah qoyaankaas waa qoyaan cucun wato wuxuu keenaa ur aad u daran xataa ninka ma awoodo in nuu siilka madaxa u dhoweeyo, marka waxaa jira daawooyinka lagu nadiifiyo qoyaankaas marka uu naagta kasoo baxayo.

Dumarka siilka ka uro waa kuwee?

Dumarka siilka ka uro waa kuwee?

Saan soo sheegnay hablaha ka jiran silka iyo kuwa shuunka badan leh oo aan nadaafadda ku dadaalin iyo kuwo kastuumada aan iska baddalin muddo badan, kuwaas ayaa halis ugu jiro in uu ka uro silka.

Marka haddii ay sidaas tahay waxaa laga rabaa haweeneyda inay ku dadaasho siilkeeda nadaafaddiisa.

Ninka naagtiisa hadday tahay mid aan nadiif ahayn xataa galmadeeda kuma raaxaysto, wasmada waxay u baahan tahay meel nadiif ah oo ninka uu ka helayo macaan iyo raaxo.

Sheeko waxaa jirta nin soomaali ah ayaa naag somali Canada ka timid guursaday naagtaas waxay hayad garoob, wuxuu yiri waxay ahayd naag aad u kacsi badan oo aan ka dhargin wasmada, maalin anoo wasayo iyadoo foorarsan ayaan guska galinayay siilkeeda ur daran ayaa kasoo baxay marka ay foorarsatay aniga oo dhan guska ayaa iga damay.

Marka nadaafadda waa muhiim.

Naagaha buuran ayaa u badan naagaha siilka ka uro waayo way dhidid badan yihiin meeshana waa hilib iyo baruur haddi ay shuun leedahay waaba kasii daran tahay, halkan ka akhriso naagaha buuran iyo kuwa caatada ah dhanka raaxada. 

 

Post a Comment (0)
Previous Post Next Post