Raaxada ninka iyo quruxda gabadha xiriirka ka dhexeeyo

 Quruxda gabadha waxay ka mid tahay arrimaha ninka aad usoo jiito, waxa quruxda badan dadkoo dhan way jecel yihiin marka sidaa awgeed ragu markay arkaan gabar qurux badan waxay dareemaan dareen gaar ah oo aysan dareemin markay arkaan naag foolxun.


Quruxda jir iyo raaxada galmada

Naagta leh jir qurxoon ninka waxay siin kartaa raaxada uu rabo waayo dareenka ninka wuxuu aad ugu kacaa jirka dumarka quruxda badan, marka ay leedahay gabadha jir isneel ah oo ay u dhexayso caato iyo cayil, naagta caatada laflafada ah ninka kama helo sidoo kale naagta aadka u buuran iyaduna ninka masoo jiidato, laakin naagta labalafoodka oo buurnaan xigta ninka aad bay usoo jiidataa,

Quruxda naasaha iyo kaalinta raaxada

Quruxda jirka waxaa ka mid ah naasaha, naaska taagan oo ibta dheer oo adag aad buu ninku ugu raaxaystaa waayo dareenka iyo kaalinta ay naasaha ka qaataan raaxada sariirta waa kaalin weyn oo aan lasoo koobi karin.


 

Istiinka naaska waa macaanka ugu fiican oo uu ninka ka helo naagta.

Quruxda barida haweenka

Waxaa kaloo ka mid ah quruxda badhida gabadha, sida la og yahay naagaha leh dibka weyn waa naago aad usoo jiito ninka waana naagaha ugu quruxda badan, marka laga wado dabada weyn ma aha naaga aad u cailan waxaa laga wadaa naag isneel ah oo moxog dhuuban laakin futada u weyn naaghaas iyaguna ninka aad bay usoo jiitaan marka la qaawiyo.


Quruxda foorarka waxay ku fiican tahay naag dhex dhuuban oo gadaal u weyn, marka ay foorarsato ninka wuxuu dareemaa kacsi aad u daran guska ninka maba damo markuu arko gabar foorarsan, wasmada foorarka waxay ka mid tahay qaababka ugu macaan badan raaxada sariirta waana qurux naagta dabada weyn.



Quruxda timaha dumarka

Waxaa kaloo ka mid ah quruxda timaha naagta, hablaha timaha jilicsan oo leh timo madow oo dhaadheer ninka aad bay u kiciyaan, xiliga istiinka ninka wuxuu gacmaha gashanayaa timaha marka uu foorariyo sidoo kale timaha ayuu naagta ka qabaniayaan waliba marka ay jilbajabsato oo wejiga ay sariirta saarato.

Waxaa kaloo ay leedahay naagta tiamaha dhaadheer xaad iyo timo kilkilaha kasoo baxo sidoo kale naagahaas shuun badan ayay leeyihiin, naagta shuunka badan dareen xoogan ayay leedahay.

Quruxda dherer gabdhaha

Waxa kaloo ka mid ah quruxda dumarka jooga, naagta aadka u baagan iyo naagta dhererkeeda xadka ka baxsan yahay ninka aad uma soo jiidato laakin naagta u dhexeysa gaabanaan iyo dherer ninka aad bay usoo jiifdataa.

Waxaa kaloo quruxda ka mid ah wejiga naagta waayo wejiga wuxuu tilmaamaa dareenka naagta waa muraayadda naagta laga dhex arko, haweeneyda wejiga qurxoon oo leh san dhuuban iyo indho waaweyn iyo ilko siman iyo bushimo buurbuuran ninka aad bay usoo jiidataa waliba marka uu afka ka dhuuqayo bushimaha ayuu ka jaqaa markaas raaxo macaan ayuu dareemayaa.

Raaxada ninka iyo foolxumada naagta

Raaxada ninka waxay ku xiran tahay quruxda naagta, haddii naagta ay foolxun tahay ninka biyaha kaliya ayuu iska bixinayaa waxaaba laga yaabaa inuu siigo ka fadilo intuu u galmoon lahaa naag foolxun.

Sheeko ayuu hayaa ninkii naag qurux badan helo, waliba naagta quruxda badan markay qooq badan tahay oo aysan ka dhergaynin guska, ileen naagta markay guska jeceshay kama daasho inay maantoo dhan ninka u raaxayso.

Ereyda jacaylka aad bay uga helaan naagaha quruxda badan marka quruxda lagu amaano, aamnta dumarka oo lagu amaanayo wejiga ama jirka haweenka waxay siisaa kalsooni dhinaca raaxada, niyadda ayay u dhisaysa amaantaas, waliba marka hadalo macaan oo raaxo leh marka lagula hadlayo.

Hadalada amaanta dumarka iyo raaxada

Hadalada raaxada leh waxaa ka mid abaayo aad baad qurxoon tahay waxaad tahay qof aad u jirto, gabar kaa qurxoon ma jirto, dunida adaa ugu qurxoon.

Marka ninka iyo naagta waxaa fiican inay is lahaadaan oo ay munaasib isku ahaadaan, naag aad u dheer iyo nin aad u gaaban iskuma fiican, sidoo kale nin aad u buuran iyo naag aad caato u ah.

Waxaa kaloo ka mid ah quruxda midda macnawiga taas oo laga wado quruxda dhaqanka.

Haweeneyda markay tahay naag farxad badan oo qalbigeedu nadiif yahay oo aysan xaasid ahayn oo ay tahay naag naxariis badan oo ninka aan maanta ka xanaaqaynin waxaa la dhihi karaa naagtaas ninka raaxo macaan ayay siiinaysaa.

Hadii naagta ay tahay naag qurux badan laakin xaasid ah oo qalbi madow oo qaylo badan oo shaki badan oo maantoo dhan ninka ku dhegan jacaylka ninka wuu yaraanaa.

Quruxda waa raaxo gudaha laga dareemo

 

 Muuqaal video ku saabsan raaxada ninka iyo waxa uu jecel yahay


Post a Comment (0)
Previous Post Next Post