Daawooyinka iyo saliidaha guska lagu weyneeyo

 Daawooyinka guska lagu weyneeyo oo dabiici ah sida saliidaha dabiiciga aad baa hadda loo adeegsadaa, daawada guska lagu weyneeyo kaniinka ama bomaatada iwm.

Si kaste ha ahaatee daawada guska lagu weyneyo oo dabiici ah iyo qaabka loogu weyneeyo.

Guska in lagu daliigo saliid macsaro

Waxaa ka mid ah waxyaalaha dabiiciga oo guska ninka lagu weyneyn karo saliid macsaro qandac ah, qofka intuu wax yar saliid macsaro ah dabka saaro marka xoogaa ay kululaato ayuu soo dejinayaa markaas ayuu guska marinayaa si xoog ayuu u majuujinayaa waa ku daliigayaa.

Daawooyinka iyo saliidaha guska lagu weyneeyo

Jimicsiga guska waxaa la og yahay inuu yahay qaababka loo weyneeyo xubinka taranka.

Qofka intuu si xoog u qabto ayuu kore u jiidayaa xididaha ayaa soo baxayo waliba waa dheeraanaa marka sidaas lagu sameynayo.

Waxaa laga yabaa inaad kacsato marka aad saliid kulul mariso laakin iska ilaali inaad sheekada siigo u badasho.

Haddii aad dareento inay biyaha kaa soo dhow yihiin jooji daliiga marka biyaha shahwada ay fogaadaan ama ay noqdaan hadana jiid guska.

Ilaa 30 daqiiqo sidaas ku wad.

Saliid seytuun iyo weyneynta guska

Waxaa kaloo oo adeegsan karaa saliid seytuunka iyadana waxaa lagu sameynayaa sida lagu sameeyo saliid macsarada, inta xoogaa yar dabka la saaro ayaa guska la marinayaa.

Waxaad wadeysaa arintaa ilaa aad ka aragto natiijo fiican oo dhumucda guska aad dareemi karto inay weynaatay oo dhalfada banaanka ayay u soo baxaysaa.

Bomaatooyinka guska lagu daliigo dhib miyay ninka u keenaan

Waxaa jiro daawo bomaato ah oo guska lagu daliigo daawadaas guska way bararisaa laakin waxay ku eg tahay ilaa mudo xiliga wasmada socoto kaliya ayay guska buurisaa.

Waxaa adeegsada raga filimada wasamada dhigo jilayaasha filimada sex dhigo ayaa guska loo mariyaa waliba bamaatadaas ninka guskiis aad bay u kicisaa ma damayo maanta oo dhan hadduu naagta ku dubeynayo xataa kama damayo guska.

Marka uu biyabaxo wax yar kadiib guska wuu soo yaraanaa xataa raga guska yar marka loo mariyo way u weynaysaa bahalka.

Guska ma ku koraa wasmada badan

Waxaa kaloo jirto arrin raga badan ay og yihiin waliba raga waaweyn oo da'da ah, taas oo ah wasmada badan inay guska koriso, ninka marka uu wasmo badan yahay guskiisa wuu weynaanayaa, waliba marka uu naago badan guursado.


Taasna waxaa sababa u ah qoyaanka ama dhacaanka siilka dumarka guska ninka ayuu kobciyaa kacsiga badan iyo qoyaanka badan iyo taagnaantaas waxay keenaysaa inuu ninka guskiisa weynaado.

Taas waxay ka dhigan tahay jimicsi waayo ninka marka uu guska siilka galiyo dumarka qooqa badan siilkooda guska wuu ku dhegaa, sida gacan oo kale ayuu u qabtaa.

Halkaan ka akhriso astaamaha lagu garto siilka  dumarka kacsiga badan

Taas waxay keenaysaa daliig siilka ayaaba kuu daliigaya, marka ninka noocaas ah wuxuu helayba daliig dabiici ah guska asoo qoyan ayaa loo daliigay.

Waxaa jira rag ku dhasho gusweynida rag leh bahal aad u weyn oo adag oo wasmada macaan siiya dumarka qooqa badan.

Sidoo kale waxaa jira qalab lagu weyneeyo guska oo lagu xiro oo koronto la galiyo waana qalab guska daliigo.

Post a Comment (0)
Previous Post Next Post