Cuntooyinka ugu fiican kacsiga ninka iyo naagta

Cuntooyinka ugu fiican kacsiga ninka iyo naagta waa muhiim marka laga hadlayo raaxada guurka, waayo qofka galmada sameynaya wuxuu u baahan yahay nafaqo fiican oo ka caawin karta sariirta.
cuntada kacsiga raga iyo dumarka

Habada waxaa jira cuntooyin xoojinaya dareenka ninka iyo naagta cuntooyinkaas waa kuwo dabiici ah oon ahayn kiimikaal.
Teeda kale cuntooyinkan waxay xoojiyaan guska ninka naagahana waxay aad uga helaan guska adag  halkaan ka akhriso faahfaahin dheeraad ah.

Kaluunka iyo cuntada badda laga keeno


Waxaa ka mid ah cuntooyinka ninka iyo naagta ka caawiya raaxada sariirta kaluunka ama malaayga guud ahaan iyo cuntada badda oo laga wado aargoosatada iyo qubada iyo dhamaan waxyaalaha badda ku nool.
Waxaa la sheegay awood badan inay siinayaan ninka markuu cuno, guska xitaa wuu adkaanaa xiliga uu galmada ku jiro ninka cunaya cuntadaas.
Sidoo kale gabadha cunayso cuntada aan soo sheegnay awood ayay bixinaysaa dareenkeeda wuxuu noqonayaa mid aan la reebi karin, siilkeeda xoog ayuu bixinayaa murqaha siilkeeda guska ayay ku dhegayaan naagta markay cunayso cuntada badda.

Naagaha iyo nimanka miyay ka siman yihiin waxtarka cuntada badda


Dadka badankooda waxay u haystaan raga kaliya inay ka faa'idaan malaayga ama kaluunka iyo guud ahaan cuntada badda, taas waa qalad, waayo ninka iyo naagta way ka siman yihiin xagga nolosha jirka siiba nafaqada, wixii naagta nolol u ah ninkana nolol ayay u yihiin, sidaa awgeed naagta aadka u cunta cuntada badda way ka kacsi badan tahay naagta aan cunin.

Hilibka iyo kacsiga ninka iyo naagta


Sidoo kale waxaa ka mid ah waxyaalaha ninka aadka u kiciya hilibka, waayo hilibka wuxuu leeyahay burutiin badan waliba waxaa ugu fiican hilibka idaha kaddib midka ariga.
Waayo baruurta waxay ka mid tahay waxyaalaha awoodda siiya ninka, waa sida shidaalka gaariga oo kale, qofka hilibka cunaya aad buu dareen u yeelanayaa.
Marka qofka waxaa laga rabaa inuu ku dadaalo cunitaanka hilibka.

Qudaarka iyo furiidka iyo kacsiga


Waxaa ka mid ah waxyaalaha u roon raaxada gogsoha cunitaanka qudaarta nooc walba ay tahay, waayo qudaarta waxay wadataa vitamin badan oo ninka iyo naagta wax weyn u taraya oo siinaya awood badan iyo raaxo xadka ka baxsan.
Cuntooyinka ugu fiican kacsiga ninka iyo naagta

Timirta iyo raaxada galmada


Timirta waxay ka mid tahay waxyaabaha ugu fiican ninka cuno waa nafaqo aad u wanaagsan sidoo kale waxay leedahay burutiin badan oo ninka siinaya awood badan.
Marka waxaa fiican qofka inuu ku dadaalo cunitaanka timirta walib waxaa fiican inuu caano ku darsado.
 

Malabka kacsiga ma siyaadiyaa ?

 
Wuxuu ka mid yahay malabka shinida waxyaalaha aadka ugu roon dareenka ninka iyo naagta, waxaa laga wadaa malabka dabiiciga ah oo aan sokor lagu dheehin, waayo malabka waa daawo wuxuu siiyaa qofka cunaya awood aan lasoo koobi karin dhanka jirka iyo awoodda.
 

Qaraha iyo kacsiga raga iyo dumarka

 
Waxaa ka mid ah waxyaalaha dareenka badiya qaraha, qaraha wuxuu leeyahay waxtar weyn waliba naagaha ayuu aad ugu roon yahay, qaraha wuxuu furaa meelaha dhiiga marayo sidaa awgeed dhiiga si dhaqsi ayuu ku tagaa xubnaha taranka kacsiga marka meesha ayuu ka imaanayaa.
 

Saliid seytuunka iyo awooda galmada

 
Waxaa ka mid ah waxyaabaha ninka dareenkiisa qor u qaada saliid seytuunka, qofka markuu cuntada ku darsanayo saliid seytuun wuxuu ka helaa cafimaad badan sidoo kale waxay xoojisaa guska, waxaa loo baahan yahay ninka inuu si fiican u cuno saliid seytuunka.
Saliid seytuunka iyo awooda galmada

 

Saliid macsarada iyo macaanka ninka iyo naagta

 
Shaki kuma jiro saliid macsarada inay ninka awood siinayso, waxaa sugan dadkii hore inay saliid macsarada u adeegsan jireen galmada, qofka markuu saliid macsarada ku cunayo cunto wuxuu ka helaa awood badan xagga shaqada sariirta, taasna ninka iyo naagtaba way anfacaysaa.
 
Kuwan waa qeyb ka mid ah cuntooyinka ugu caansan oo ninka iyo xaaskiisa wax weyn ugu tari kara raaxada sariirta.
Nimanka qaar kacsiga way ku dhasheen xataa haddii ay gaajo hayso wasmo way sameyn karaan, sidoo kale naago waxaa jira aad u kacsi badan iyagana waa la mid iyadoo sidaas ay tahay hadana cuntooyinkan qofka markuu cunayo wuxuu dareemaa awood xagga raaxada.
 
Awoodda galmada waxay ku dhisan tahay awoodda jirka marka haddii ninka uu nafaqo fiican haysto guskiisa wuxuu yeelanayaa awood mana damayo, raga guska ka damo dhibka haysto waa nafaqo darida waliba raga siigada dishay oo siigada badsaday dhib weyn ayaa ka haysto dhanka kacsiga, iyagoo wasmada ku jiro ayaa guska ka damayo naagtii meesha ayay ka xanaaqaysaa inkastoo naagaha badankooda ay qarsadaan xanaaqa sariirta.
 
Marka haddii aad rabto inaad hesho gus adag oo naagtaada aad ku qancin karto waxaa lagaaga baahan yahay inaad ku dadaasho cuntooyinkan meeshan lagu soo sheegay.
Waxaa ugu fiican qubada iyo saliida qubada iyo kaluunka iyo saliid seytuunka.
Kuwaas ayaa kaalinta koowaad iska leh. 
 
Guud ahaan cuntada raga iyo dumarka raaxada sariirta ka caawisa waa cuntada nafaqada leh oo caafimaadka wax u tarta halkaan ayaad ka akhrisan kartaa cuntada nafaqada leh
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post