Basasha kacsiga raga ma kordhisaa hadday dabada iska galiyaan

 Basasha kacsiga raga way kordhisaa waa marka qofka uu cuno oo jirkiisa ay gasho, laakin inuu futada iska galiyo wax kacsi ah uma keenayso waa sheeko been ah oo bulshada soomaaliyeed laga dhex faafinayo.

Maxaa keenay in la yiraahdo gabal ama jab basal haddii ninka uu futada ku xareeyo xiliga uu sameynayo wasmo kacsi ayuu dareemaa shaqada sariirta wuxuu wadi karaa ilaa muddo gaaraysa 3 saacadood?

Basasha kacsiga raga ma kordhisaa hadday dabada iska galiyaan

Marka hore waxaad ogaataa ninka inuu leeyahay wax lagu magacaabo prostate waa qanjiir xiniinyaha iyo dabada u dhexeeya wuxuu qaabilsan yahay biyaha shahwada, marka ninka meesha cadaadis kasoo fuulo guskiisa wuu kacayaa,taas waxaad ku ogaan kartaa marka uu dhigayo saxaro adag guska ayaa u taagmo middaas waxay ka dhalanaysaa borostaatada oo cadaadis soo fuulay.

Marka raga haddii futada wax laga galiyo meeshaas ayaa cadaadis fuulaya markaas dareen kacsi ayay dareemayaan, raga qaar markay siigaysanayaan dabada ayay farta iska galiyaan.

Marka basasha wax ay kacsi keenayso mar jiraan marka ninka dabada laga galsho, xataa haddii moos uu galiyo ama wax kale guskiisa wuu kacayaam ee basasha sabab uma aha, waxaa la dhihi karaa basasha kulaylkeeda ayaa kaalin ka qaadanaya qooqa ninka uu dareemo.

Marka sheekada la faafinayo dan kale ayaa laga leeyahay, bulshada soomaalida ayaa la barayaa waxyaalo qaab daran haddii basal raga dabada ay iska galinayaan waxaa kusoo xigto waxyaalo kale in la keeno meesha.

Raga khaniiska ah oo dabada laga waso marka hore yaraantooda ayay kasoo bilaabanaysaa si cayaar ah ilmo kale inay gus ku tijaabiyaan, marka meesha hal jeer wax loo galiyo wuu la qabsanayaa, markaas wuxuu ka helaa in laga cadaadiyo qanjiirka borostaatada si uu raaxo u dareemo, raga futadada ka kacsado meeshan ayay kasoo bilaabaan, qaar waxay noqonayaan kuwo aan raaxaysan karin ilaa futada gus laga galiyo waayo guska wuu kulul yahay marka futada laga galiyo ninka wuxuu dareemaa kulayl, kulaylkaas ayaa kacsiga u keeno.

Marka basasha sidee loo istcmaalaa xaga raaxada galmada?

Basasha marka ninka uu cunayo wuxuu ka helaa vitamin badan oo xoojinaya awoodda galmada sidoo kale basasha waxay kordhisaa biyaha shahwada waa marka uu ka cunayo afka ee ma aha inuu dabada ka cuno.

Basasha iyadoo ceeriin ah iyo iyadoo bisil labadaba waa la cuni karaa ninka wax bay u tartaa.

Waxaa fiican qofka inuu cuno markay ceerinka tahay, waliba inuu ku darsado cuntada uu cunayo, sidoo kale basasha caafimaadka guud way u fiican tahay rag iyo dumarba, basal cad iyo basal guduud labadaba waa isku mid.

Ee ma aha in lagusoo koobo sheekada raga inay gadaal iska galiyaan basasha.

Futada dumarka haddii galsho basal kacsi ma u keentaa?

Dumar waxaa jiro futada kacsi ka dareemo waana dumar gaar ah, haweenka oo dhan ma aha sidaas, marka dumarkaas haddii futada wax laga galiyo raaxo ayay dareemaan.

Waliba qaar waxaa jira iyagoo siilka gus ugu jiro ka helo in futada wax laga galiyo waxay dareemaan raaxo labalaab ah.

Haddii dabada basal loogu xareeyo oo gus siilka laga dhex dhigo kuwaas raaxo bay dareemaan oo ka duwan raaxada caadiga ah, basasha way kulushahay waa laga yaabaa inay dabada ka gubto markaas ay raaxada sidaas ku badato.

Naagta haddii ay u barato labada meel in hal jeer wax laga galiyo sidaas uunbay ku raaxaysanayasaa, dumar waxaa jira gus caag soo diyaarsado xiliga la wasayo marka guska siilka loo galsho oo raba in dabada guska caaga ah loo galiyo.

Naagaha ma laha qanjiirka burustaatada laakin dumarka qaar neerfahooda futada siilaka ayay xiriir adag la leeyihiin marka sidaa awgeed raaxo ayay gadaal ka dareemaan. 

Dumarka qaabab badan ayay kala yihiin, qaababka siilka dumarka uu u kala duwan yahay halkan ka akhriso, marka taas in la ogaado waa muhiim.

Post a Comment (0)
Previous Post Next Post