Qaabka galmada raga ugu jecelyihiin

 Galmada waa dookh, raga raaxada galmada way ku kala duwan yihiin, nin wuxuu ka helo mid kale kama helo, marka taasna sababo badan ayay u noqonaysaa.


Marka taas waxay u noqonaysaa dhaqanka ninka iyo qaabka uu u fikiro.

Laakin guud ahaan halkan waxaan kaga hadlaynaa raga waxa ay jecel yihiin xiliga galmada iyo qaabka ay ugu jecel yihiin raaxada sariirta.

Qaabka foorarka raga badankooda way ka helaan

Waxaa ka mid ah qaababka ay raga ku dhintaan waa qaabka foorarka, sida la og yahay wuxuu leeyahay qaabaka foorarka noocyo badan.

Naagta marka la foorariyo siilkeeda gadaal ayuu soo maraa guska si fiican ayuu u qaadan karaa, dumarka marka foorar lagu wasayo dhuuso ayaa ka timaado dhuusada cambarka waa mida ugu daran ee naagaha ay kala kulmaan wasmada foorarka.

Raga waxa ay ku jeclaadeen galmada foorarka waa muuqaalka naagta quruxda badan marka gadaal ay ninka usoo jeediso waliba markay tahay naag moxog dhuuban oo futow weyn leh.

Raaxada qaylada la socoto

Raga waxaa kaloo ay ka helaan dumarka marka la wasayo qayliya oo cabaad ka yeera ama riin, waayo qaylada waxay siinaysaa macaan daran ninka si xoog ayuu u kacaa guskiisa bir oo kale ayuu noqonayaa marka ay naagta qaylo gasho waliba markay isaga la hadlayso ay ku oranayso aboowe i was guska igu dhameey xaax .

Dhuuqmada guska raga aad bay u jecel yihiin

Waxaa kaloo ay ka helaan nimanka in gus loo jaqo, naagta inay marka hore leefto dhalfada guska kadib ay dhamaan afka wada gashato, ninka wuxuu dareemaa kacsi waali ah sheekada ka dhacayso meesha waa sheeko lala yaabo.


Waliba raga qaar waxay ka helaan in loo nuugo ukumaha xaniinyaha dumar waxaa jiro ku waalan dhuuqida guska iyo leefida futada, raaxo daran ayay ka dareemaan markay sidaas samaynayaan,

Istiinka masaajka iyo salaaxista jirka oo dhan

Waxaa kaloo nimanka ay ka helaan marka naagta ay jirka u masaajaynayso oo ay u daliigayso dhabarka iyo caloosha ilaa guska niman badan ayaa sidaas ku raaxaysto.

Xiirida shuunka nimanka aad bay uga helaan

Raga qaar dumarka waxay ka dalbaan in shuunka ay ka xiirto xaaska, wuxuu rabaa inuu dhabar dhabar u seexdo oo naagta ay soo qaadato qalabka lagu xiiro markaas ay si aayar ugu xiirto, raga qaar sidaas ayay ku biyabaxaan, macaanka iyo istiinka ka dhalanayo shuunka markay u xiirayso xaaska.

Inkastoo nimanka qaar ay ka baqaan naagaha inay sakiin u dhiibaan oo ay ku aaminaan guska iyo xiniinyaha waayo haddii meesha kalsooni jirin naagta wax bay ku samayn kartaa ninka.

Galmada istaaga iyo macaanka ninka

Nin waxaa jiro aad uga helo naagta inuu istaag ku waso, waliba markay isku dherer yihiin, galmada istaaga waxay ka mid tahay qaababka ugu caansan oo raga iyo dumarka ay sameeyaan, 


Waxay leedahay labo qaab qaab waa ninka inuu naagta gadaal ka istaago, qaabka labaadna waa ninka iyo naagta inay iska soo horjeestaan

Haddii ay kala dheer yihiin waa rafaad oo aan raaxo lahayn laakin markay isku dhow yihiin dhererka waa raaxo inkastoo galmada istaaga lugaha ay ninka ka daalaan waayo ninka niikinaya waa isaga.


 Qaabka galmada raga ugu jecel yihiin iyo fikirka ninka

Qaabka galmada raga ugu jecel yihiin wuxuu u noqonayaa ninka waxa uu wasmada ka aaminsan yahay iyo qaabka uu usoo barbaaray.

Raga qaar waxay kasoo qaataan filimada wasmada markay rabaan naagta inay ku dabaqaan waxaa ka mid ah raga ka helo wasmada dabada, oo raba inay dumarka gus ka galiyaan futada  ma aha kaliya istiin iyo salsalaax ee waxay rabaan inay dabada ka wasaan naagaha.

Filimada cadaanka ayay kasoo qaataan fikraddaas hadda naagaha soomaali ayaaba la baray sheekada ah galmada dabada, waxaa la sheegaa muqdisho gabdhaha ku nool inay bilaabeen futada inay ninka u dhiibaan.

Laakin sida muuqata dhaqankaas wuxuu ka yimid dibadda, naagaha soomaali yurub ku  nool ayaana keenay, waliba dumarka waaweyn oo dishka ka fiirsan jiray aflaanta wasmada oo dabada layska wasayo, yurub kanaalo badan ayaa ka jiro oo soo daaya filimada wasmada tooska ah oo dabada laga dubaynayo haweenka.

Naagaha soomaalida ceyr intay qaataan ayay guriga iska fadhin jireen ilmaha intay iskuul u diraan ayay filimadaas daawan jireen markaas ayay ninka iska furaysaa markuu u diido qaabka gaalada inuu wax u waso.

Waxaa laga yaabaa xaajiga inay iska furto oo afrika ay kasoo doonto wiil dhalinyar ah markaas ayay ka dalbanaysaa inuu futada ka waso ama siilka u leefo isagana guska inay u dhuuqdo.

Dhaqankaas ayaa usoo gudbay gabdhihii yaryaraa ee xamar ku noolaa, guruubyada facebook wax badan ayaad ka arkaysaa dadka oo video xun xun soo galinayaa qaar baraha bulshada kala duwan soo dhigaya.

Somali aad ayay isu rogeen dhaqamo badan ayaa soo galay dalka xaga raaxada sariirta ah furiinkana aad buu u batay,  soomaalida ma garan jirin waxyaabo badan ku saabsan sheekooyinka sariirta siiba waxyaalaha yaabka badan oo dhaqanka soomaalidii hore ka fog. 

Sexual positions 

 


Post a Comment (0)
Previous Post Next Post