Sidee loo kiciya dareenka dumarka

 Dareenka dumarka waa sirta raaxada sariirta, haddii ay naagta kacsan tahay ninka wasmada aad buu ugu raaxaysan karaa, laakin naagta hadday dansan tahay ninka guska ayaaba ka damayo.

Sidee loo kiciya dareenka dumarka

Marka waxaa ugu muhiimsan raaxada gogosha kicinta dumarka waxaa su'aal muhiim ah sidee loo kiciya dareenka dumarka?

Hadalka macaan iyo naxariista loo muujiyo

Marka ugu horreyso qofka waxaa laga rabaa inuu hadal macaan adeegsado marka uu xaaska la raaxaysanayo, hadalka macaan iyo amaanta waxay dejiyaan qalbiga gabadha sidoo kale kalsooni weyn ayay siiyaan marka ninka waxaa daruuri ah inuu hadal macan kula hadlo xaaska marka uu rabo inuu u galmoodo.

Halkaan ayaad ka heli kartaa ereyada macaan dumarka lagu kiciyo

Istiinka iyo hadalka waa inay isla socdaan

Hadalka macaan waa inuu la socdaan istiin khafiif ah, istiinka kahfiifka waxaa laga wadaa timaha iyo dhabarka in laga taabto naagta, naag kaste meel ayay ka kacsataa oo jikeeda ka mid ah, meelaha ugu muhiimsan oo naagaha ay ka kacsadaan waa timaha qoorta dhabarka barida cajarada iyo caloosha waa istiinka fudud oo bilow ah, marka aad dareento inay neeftuur bilowday kacsi ayaa soo bilowday markaas waxaad u gudbaysaa tallaabada ku xigto oo ah istiinka galmada hordhac u ah.


Istiinka galmada hordhac u ah

Istiinkan kii hore waa ka duwan yahay, wuxuuna ku xiran yahay kan khafiifka ah, naagta haddii kan hore aan la siinin way ku adkaanaysaa inay horay ka kacsato waxaaba laga yaabaa inay danto.

Marka istiinka fudud aad bilowdo oo aad dareento inay is dhaqdhaqaajinayso waxaad u gudbaysaa naasaha, naasaha waxaad kasoo bilaabaysaa salkooda, ibta ayaad gadaal marinaysaa, ibta naaska dareen xooggan ayay leedahay si toos ayay siilka ugu xiran tahay, faraha ayaad ku taataabanaysaa ibta, kaddib afka ayaad ku qabanaysaa bushimaha naagta way sii kacaysaa carrabka ayaad ku taataabanaysaa marka aad dareento inay raaxo xooggan gashay waad jaqaysaa si aayar ayaad u jaqaysaa marka hore.

Kaddib waxaad soo aadaysaa gumaarka meesha shuunka kasoo baxo, fauuryada siilka ayaad faraha ku daliigaysaa haddii aad dareento inay rabto in farta loo galiyo oo la fareeyo waad ka ilaalinysaa sida qof gaajo hayso oo cuntada loo diidayo oo kale, gabadha markaas indhaha ayay isku qabanaysaa iaydoo jirkeeda dhan dhaxan ka dareemayso xaadada ayaa kacayso.


Markuu siilka qoyaan soo tufo faraha sii galinaysaa dumarka qaar aad bay ugu raaxaystaan farayska siilka.

Sheekada wasmada iyo dareenka haweenka

Waxaa kaloo ka mid ah waxyaabaha haweenka ay ku kacaan sheekada wasmada, buugaagta ku qoran sheekooyinka wasmada ayaad sheeko ugu soo dooraysaa markaas ayaad u sheegaysaa, ama sheeko khayaali ah ayaad u dhisaysaa si ay ugu raaxaysato.

Guska oo taagan dumarka way ku kacaan

Gabdhaha waxay ku kacaan markay argaan gus adag oo kacsan, naafaha gus adag kama sabri karaan markay arkaan, dhaqaaq ayay siilka ka dareemaan markay arkaan nin qaawan guskiisa soo baxsan oo taagan, ama nin hurdaya oo guska u taagan.

Marka haddii xaaska aad ku kadiso iyadoo jikada ku jirto adoo guskaaga surwaalka kasoo saaray oo taagan dareen xooggan ayay dareemaysaa.

Dumarka qaar waxay ka helaan inay guska jaqaan


Gabdhaha qaarkooda waxay aad ugu raaxaystaan guska ninka inay gacanta ku qabtaan asoo kulul ama ay shumiyaan, qaar aad bay ugu raaxaystaan inay dhuuqaan, dhuuqmada guska waxay siinaysaa macaan iyo raaxo iyo istiin xoog badan.

Leefida siilka iyo dareenka haweenka

Waxaa kaloo naagaha ay aad uga helaan in siilka laga leefo, carabka loo mariyo, labada dibno ee cambarka in laga dhexx galiyo carabka, meesha kintirka ku yaallo in carabka xoog loo saaro.

Qaar waxay ka helaan in fitada laga fareeyo, iyagoo siilka laga leefayo, ama naasaha laga dhuuqayo, marka istiinka iyo dareenka dumarka xiriir xooggan ayaa ka dhexeeya kaliya waxaa la rabaa nin fahmi kara naagaha waxa ay u baahan yihiin.

Qaababka galmada iyo dareenka dumarka

Waxaa kaloo muhiim ah ninka inuu ogaado naagta qaabka ay ka hesho iyo qaabka dareenkeeka xoog u kiciyo, waayo naago badan kama helaan qaabka foorarka haddii foorar lagu waso way damaan,  qaarna aad bay ugu raaxaystaan foorarka, taas waxay u noqonaysaa naagta siday u fikito iyo waxa maskaxdeeda ku jiro iyo raaxada waxa ay ka aaminsan tahay.

Naagaha badankooda waxay ku biyabaxaan marka ninka uu ku kor seexdo oo lugaha ay kala qaaddo, taas ayaana ugu badan xagga raaxada.

Galmada jiifka waa midda ay dadka u badan yihiin, laakin qaababka kale dumarka qaar baan ka helin, siiba galmada dujiska la dhaho oo naagta jilbaha dhulka dhigato.

Dumarka qaar waxay aad ugu raaxaystaan ninka inay ku kor fariistaan oo iyagu markaas niinkada la wareegaan, taasna waxaa lagaa rabaa adiga inaad ogaato, naagta waxa ay ka hesho inaad siiso raaxada ay u baahan tahay inay kaa qaadato.


Qooqa iyo qaab dhismeedka jirka gabadha

Qooqa ama kacsiga xiriir ayuu la leeyahay qaabka ay gabadhu tahay, gabdhaha dhuudhuuban qaab ayay ku raaxaystaan gabdhaha buurbuuran iyaguna qaab ayay ku raaxaystaan

Tusaale ahaan naag buuran hadday kugu fariisato isma ruxu karto markaas dareenkeeda ma noqonayso sida la rabay, laakin gabadha caatada ah si fiican ayay isu ruxi kartaa wayna niikin kartaa,

Sidoo kale naagta caatada ah iyo ninka buuran markay ay jiif samaynayaan ninka buuran culeys xoogan ayuu saarayaan waxaa laga yaabaa dareenka inuu ka tago culayskaas dartii.

Marka raaxada waxay u baahan tahay in si fiican loo fahansanaado, dumarka raaxada u baahan waxay u baahan yihiin nin qibrad u  leh wasmada iyo dareenka naagah waxa kiciya

Romance love fom Wikipedia

 

 


Post a Comment (0)
Previous Post Next Post