Jacaylka dhabta iyo astaamaha gabadha ku jecel


 Jacaylka dhabta iyo astaamaha gabadha ku jecel

 

Sida la og yahay jacaylka waa wax dadka caadi ahaan ugu abuuran, sababaha laysku jeclaado aad bay u badan

yihiin sidoo kale noocyada jacaylka uu u qeybsamo.

Jacaylka dhabta iyo astaamaha gabadha ku jecel



Sababaha laysku jeclaado waa maxay


Waxaa jira sababo keeni kara in qofka la jeclaado, waxaa ugu caansan sabahan:

Qofka inuu yahay qof wanaagsan oo dadka wax u taraya, dhinac walba, markuu qofka dadka ka kaaftoomo way

jeclaanayaan, waliba markuu yahay qof deeqsi ah oo gacan furan oo aan dadka dhibin.

Waxaa kaloo laysku jeclaadaa qofka muuqaalkiisa, wejiga iyo quruxda kaalin weyn ayay ka qaadanayaan qofka in

lagu jeclaado, jacaylka ninka iyo midka naagta dhex mara wuxuu u badan yahay noocan.

Waxaa kaloo qofka lagu jeclaan karaa geesinimada iyo daacadnimada, qofka daacadka oo geesiga ah wuxuu

mutaysanayaa jacayl iyo tixgalin.

Taas marka waxay ku xiran tahay nooca uu yahay jacaylka.

Noocyada jacaylka iyo nolosha aduunka


Jacaylka noocyo fara badan ayuu u kala baxaa waxaa ugu muhiimsan labo nooc.
Nooca koowaad waa jacaylka naxariista waa midka noolayaasha oo dhan ay wataan, waa jacaylka uu jecel yahay

cunuga hooyadiisa iyo aabihiisa, iyo jacaylka labada waalid ay jecel yihiin ubadkooda, waxaa soo galaya jacaylka

qaraabada oo dhan jacaylka caruurta guud ahaan.
Jacaylkaas waa jacayl caadi ah qof kaste wuu u baahan yahay.




Nooca labaad ugu muhiimsan jacaylka waa midka ninka iyo naagta dhex maro, jacaylkaas naxriis kama marna laakin

wuxuu wataa wax kale ku saabsan taranka iyo dhalmada iyo guurka.

Isagana wuxuu u noqonayaa sababo badan oo ay ugu muhiimsan yihiin quruxda iyo soo jiidashada.
Ninka wuxuu jeclaanaa naagta uu ka helo oo soo jiidato  sidoo kale wuxuu eegayaa quruxda ay leedahay.
Quruxda haba lagu kala fogaado xagga aragtida laakin guud ahaan qof kaste wuxuu rabaa naag qurux badan.
Sidoo kale naagaha iyagana waxay ka eegaan ninka quruxda iyo kartida iyo raganimada.

Jacaylka raga iyo jacaylka dumarka


Waxaa isweydiin mudan nimanka iyo naagaha jacaylkooda miyuu kala duwan yahay, asalka jaceelka ma kala

duwana, laakin aragtida labada dhinac ayaa laga yaabaa inay kala duwanaato.
Naagaha markay ninka jeclaadaan dhinacyo badan ayay ka eegaan  waana aragtida dumarka dhinaca jeceelka.
Naagta ma rabto ninka ay jeclaato in naag kale ay usoo dhowaato, waxaa la dhahaa jacaylka iyo maseerka xiriir

culus ayaa ka dhexeeyo, gabar nin jecel waa madax buuxo oo aan marna nasanin, waxay rabtaa inay ka ogaato wax

walbo ninka ay jeceshay.

Jacaylka raga isagana dhinac kale ayuu aad u eegaa, waliba dhanka maseerka waa muhiim inkastoo uusan ahayn

sida midka naagta oo kale, kan ninka wuxuu ku xiran yahay kalsoonida iyo daryeelka.

Astaamaha naagta ku jecel


Naagta markay ku jeceshay waxaa lagu gartaa astaamo badan waxaa ugu muhiimsan inay ninka maanta oo dhan

eegto ama ay la hadasho oo ay warkiisa dhegaysato, oo ay isku daydo inay u dhowaato, hadal macaan inay kula

hadasho, inay ka waraysato dadka qaraabadiisa, inay daba gasho xaalkiisa.
Qaar waxaa jira ninka ku dhegdhego.
Gabadha ku jecel waxaa kaloo calaamo u ah inay isku dayso warkaaga inay maqasho inay guur kuu soo bandhigto

oo ay ku degdegto guurkaaga.



Astaamaha gabadha ku jecel waa kuwan  hadda aan kuu soo sheegnay, jacaylka dhabta ayayna tilmaamayaan.
Naagta markay been ka sheegayso  jacalka  dhowr nin ayay shukaansanaysaa, shukaansiga beenta ayaa loo

yaqaanaa noocaas, kun bay koodisaa kowna way kala baxdaa.

Jaceelka iyo raaxada guurka


Xiriir weyn ayuu la leeyahay jacaylka raaxada galmada, siiba dhanka dumarka, naagaha galmada waxay ku

raaxaystaan markay ninka jecel yihiin, laakin nimanka waxaa laga yaabaa inay xoogaa yar ka duwan yihiin, naagta

waxay aad ugu macaansanaysaa wasmada ninka ay jeceshay, xataa naagaha qaar markay ninka jeclaadaan xumaan




xataa way galaan, iyagoo xalaal aysan u ahayn ninka.
Taas waxaad ka fahmaysaa jacaylka inuu waali wato oo naagaha maskaxda ka qaado.

Naagta markay nin jeclaato inay ku riyooto qasab miyaa

Riyada dadka way ku kala duwan yihiin dad waxaa jira wax kaste ay gacmaha kula jiraan riyo ku arko, oo habeen

kaste riyooda, riyooyinka way kala duwan yihiin qaar nafta ayaa ku sheekaysata.
Marka shardi ma aha in naagta ay ku riyooto ninka ay jeceshay, naago waxaa jira aan ku riyoonin nimanka ay jecel

yihiin, naagna nin aysan  jeclayn ayayba ku riyoonaysaa, bal waxaa laga yaabaa inay riyo ku aragto iyadoo la

raaxaysanayso ama ay guska ka dhuuqayso sida naago badan ay sheegeen.
Waxaa jirtay gabar riyo ku arki jirtay habeen kaste iyadoo dameer wasaayo sidaas ayay ku biyabaxi jirtay, marka

riyada shardi  ma aha dadka way ku kala duwan yihiin.

Guurka jacaylka ma kordhiyaa mise waa naaqusiyaa


Guurka jacaylka wuu kordhiyaa hadduu jeceylkaas ahaa mid dhab ah maxaayeelay wasmada dhex marta ninka iyo

xaaskiisa jacaylka ayay siyaadinaysaa, waayo labada xubin markay is galaan, kulaylka ay wataan wuxuu kasoo

fulayaa wadnaha maxaayeelay dhiiga ayaa sabab u ah,marka jacaylka meesha uu dhex yaallo waa wadnaha, marka




uu guska galo siilka waa labo fiilo isku xirantay oo ku xiran labada wadne ee lamaanaha haddii jacayl dhab ah jiro

waa siyaadaa haddii jeceel daneysi uu ahaa ma siyaadayo, marka waxay ku xiran tahay arrintaas daacadnimada iyo

runta lamaanaha.

Jacaylka iyo wasmada meel fog ayay isaga imaanayaan

Jacaylka dumarka xaaraan miyaa


Jacaylka qalbiga galayo qofka ma xukumi karo, laakin falka ayuu qofka mas'uul ka yahay, haddii naag ay qalbiga kaa

 gasho adoon xumaan ku samaynin niyaddaadana aadan raacraacin wax dambi ma aha, laakin haddii aad raadsato oo

aad xumaan ku samayso dambi ayaa laguu qorayaa dambigaas wuxuu ku xiran yahay inta uu la eg yahay, haduu

yahay hadal ama taataabasho waa dambi yar hadduu yahay galmo waa dambi weyn oo sino ah.

 

Erayada naxariista iyo jacaylka ku dhisan

Post a Comment (0)
Previous Post Next Post